heestii Daallo Aragtideeda waxaa qaaday Cabdalla yuusuf Hanuuniye
Durduriyo xareediyo
doogiyo ugbaad
dalalnimada
cadarkiyo
dhibic iyo daruuree
ubax darayaya muusoo
waaberi dilaacay
halka maanku darari
daalo aragtideedaay
dayax iyo xidigahoo
nuurka isku dara iyo
dusha roo la dhaca
iyo
daa'uus la moodyeey
diirimaadka laabtiyo
daawadii
nafteeydaay
taan hablaha ka
doortee
darenkeyga siiyay
xubna dabacsanleeyey
nabi yuusuf dabadii
tii dumarkaba
quruxda leh
hal doorkooda
noqotaay
Damabar iyo labeen
iyo
dahab miidabkii
leeyehee
xuuralcaynta dunidee
daawashada u timidee
dalka lagu
maneystaay
haduu diido
calafkeedu
aqal laba daryaaloo
aan cariira ku
daahiyo
inaad dadab wadaagno
waqtigu iina kala
diro
allah deeqda bixiyee
anna kuuma dudayee
naxariis da weyniyo
duco ducaan kugu
sogootiyey
ninka damacu raace
dooqu calanka
saartee
guuraadka doontee
kugu gacan
danbeeyana
aan dardaaran siiyee
waa liibn dadnimadii
amina kan doortoo
deji meel barwaaqaa
diihaalka gaajiyo
dibin ddabyo yey
arag
Daranyadu ma ficnee
yey ka noqon maryuhu
duug
ha u yaalo dahabkuna
deris aan habooneyn
yey dareemin
qayladii
dibada iyo gudahabaa
beelaha la daawado
ee dalxiiska loo
tago
ha il diigsatee gee
dusha nabar ha
taabsiin
ha dagaalin waa gobe
hadal doqon ma
garataa ah
ha ku dayin ma
yeeshee
waxaa dihaatay
hooyadeed
dadnimada ku beertoo
abaheedna waa diric
ragna doorkii weeyoo
waa duriyad xalaale
waalidkeedna
daaadihi
haa waxaa jira nin
dooroo
dantu ceeb u yeeshee
waxa amina u dan ah
hadii waayo diidan
soo doonoo
waa gare waa garee
anaa kuu diiyaaroo
daryeelkeeda uu
yahay
xil aan guudka
saartee
hadii taa diidee
duulka nolosha amina
dayac noqotana waa
qaan
waan kula dacweyaa
halkan waaxaan ka daawan ama dhageysan kartaa heestii Daallo Aragtideeda waxaa qaaday Cabdalla yuusuf Hanuuniye
https://www.youtube.com/watch?v=YExqEPhWepo
Saaxiib blog gaaga ma dhisna ee hadii aad u baahan tahay blog heer sare ah ila soo xidhiidh waan kula saairaynaa
ReplyDeletethis is very useful informative posting !
thank you for your sharing this good informations !
goldenslot
สูตรบาคาร่า
gclub casino
Qoraal ka wax badan aya ka khaldan edite ku sameee and recorrect
ReplyDelete