Posts

heestii Daallo Aragtideeda waxaa qaaday Cabdalla yuusuf Hanuuniye

Durduriyo xareediyo doogiyo ugbaad dalalnimada cadarkiyo dhibic iyo daruuree ubax darayaya muusoo waaberi dilaacay halka maanku darari daalo aragtideedaay dayax iyo xidigahoo nuurka isku dara iyo dusha roo la dhaca iyo daa'uus la moodyeey diirimaadka laabtiyo daawadii nafteeydaay taan hablaha ka doortee darenkeyga siiyay xubna dabacsanleeyey nabi yuusuf dabadii tii dumarkaba quruxda leh hal doorkooda noqotaay Damabar iyo labeen iyo dahab miidabkii leeyehee xuuralcaynta dunidee daawashada u timidee dalka lagu maneystaay haduu diido calafkeedu aqal laba daryaaloo aan cariira ku daahiyo inaad dadab wadaagno waqtigu iina kala diro allah deeqda bixiyee anna kuuma dudayee naxariis da weyniyo duco ducaan kugu sogootiyey ninka damacu raace dooqu calanka saartee guuraadka doontee kugu gacan danbeeyana aan dardaaran siiyee waa liibn dadnimadii amina kan doort...

qoomaal yare heestii hami

Daallo Aragtideeda, by Cabdalla yuusuf Hanuuniye

hanuniye ee durdur iyo xareedey doog iyo ugbadey https://www.youtube.com/watch?v=YExqEPhWepo

INDHO CAASHAQA OO QORAAL AH

Laba aynigood iska eegta yoo Iska aamina Amaan mudanee Indho caashaqo isku ooyayoo is ilaashadaa Amaan mudanee Axdigeey dhigteen u adkaytayoo aroos galaa Amaan mudanee.  Lamaane in doora jaceelka adkeeyay Kalsooni abuura Amaan mudanee Aheey nasibku intuu u ekaaday Aroos galaa Amaan mudanee Ubaxa curdinoo is caashaqay baa Alaylahee Amaan mudanee.  Gayaan is doortaaa Ehel ku taamaa Arooskoodaa Aqal la seesaa Dhigo asfan iyo kabad la uuntaa Ubax udgoonana lagu daadiyaa allay lahe amaan waad istaahisheen. Eebow oh, oh, oh. Eebow oh, oh, oh. Eebowubad kheer leh sii Eebow u adeega sii Eebow adeeca sii Eebow adaa maligee  Eebow arsaaq na sii Eebow ubad kheer leh sii Eebow u adeega sii Eebow inan iyo gabdhbaa Eebow adeeca sii Eebow adaa maligee Eebow arsaaq na sii Umalka iyo dookha ilwaadka jaceelka Udgoon ku beerma amaan mudanee Labo ka ilaalshay naceebka irdhiiyay Dhaqan ku aroorsha amaan mudanee Afka hooyo hidaha asalkaa Awlaada tusaa am...

AFKA LAGAMA SHEEGTO ADOON JACEYL ARAG/ KHADRA DAAHIR

Image
Afka lagama sheegtoo adigoon jacayl arag looma uur xumaadee Aniguu i helayoo intuu soo abraaruu xadhig igu adkeeyee soowtan aramadiisii oofaha dhexdoodiyo adhaxduu i gooyee Kii igu abuureen u ilmeynayoow ha igu eegine ii imoow. Anfacadii ka go ayoo eedaadka caashaqa u adkeeysan waayee intuu igu itaalsadey iimana tudhaayoo anfariir ka qaade sow tan alhumadiisii igu sii fideeysee aan ka jiifsan waayee. Kii igu abuureen u ilmeynayoow ha igu eegine ii imoow. https://www.youtube.com/watch?v=FF7fajffLWQ